Hadii aad ku cusubtahay xayaysiimaha facebook ama qasaarahaaga uu badanyahay. Arag sida uu kuu caawin karo PACKAGE keena
Sida ay ukala duwanyihiin ganacsiyada ayuu mid walba ugu baahanyahay strategy ugaar ah.
Content micnahiisu waa in la gudbin karo fariin sax ah oo la jaanqaadaysa qofka iibsadaha ah.
Ads waxaa ka horeeya qorshe, Target iyo Tijaabooyin is xig xiga si guul loo gaaro.
In la cabiro karo natiijada iyo wixii kasoo noqday qarashkii la bixiyay ayaa hal bowle u ah Hormarka Meta ads.
Copyright © 2026 Mareego