Latest Insights to grow you business faster

Immisa ayaan Ku qarash gareeyaa Facebook Ads

Written in :

Makuu sheega wax ka muhiimsan suaashaas?
Xayaysiimaha facebook waxay ka caawiyaan ganacsiga inay dad ukeenaan, iyadoo ay ku xerantahay factors badan sida nooca ganacsi ee aad ku jirto, waxa aad xayaysiineyno IWM

Waxaan kula wadaagayaa maclumad muhiim ah oo ay tahay inaad ogaato si adoo ku kalsoon aad ubilowdo facebook ads

Halkaan waa meta ads manager, kumanaan xayaysiimo ayaa laga fasaxaa maalin walaba
Lacagta uu kaa qaadayo facebook waxay ku dhisantahay inta qof ee arkaya xayaysiintaada

Marka aad rabto inaad lacag galiso facebook waa inaad iska fiirisaa categoryga uu ku jiro ganacsigaaga iyo stratgeyda ay tahay inaad qaado

Hadii aad ka ganacsato alaabo fudud qiimahooda badneyn dadkuna ay si joogta u isticmaalaan waxaa tahay kan ugu mudan ee si dag dag ah customer uga heli kara facebook
waxaa kamid ah ganacsiyada noocaan ah Electronic accessories, Cosmetics, alaabaha guriga, dharka qeybihiisa xitaa waxaa soo hoos gali kara furniture ka qaar
Lacag yar ayaadna ku gaari kartaa macaamiil badan

Category 2aad waa ganacsiyada ubaahan inay xiriir dhisaan kahor inta aanay macamiil helin, waxaa ku jira xarumaha caafimaadka, shirkadaha bixiya adeegyada farsamo, Qeybo kamid ah waxbarashada, shirkadaha tehcnology, iyo inta badan service businessyada

Waxaa u dambeeya Ganacsiyada High ticket ka ee gadashada aloobtooda ay ubaahantahay goaano waaweyn, kuwa bixiya jumlada ama shirkadaha raba inay xoojiyaan magacooda, qeybo kamid ah productyadooda, ama sii kordhiyaan sameynta ay ku leeyihiin baraha bulshada

gabagabadii facebook waa keyd macaamiil oo dahan waxaa kaliya ka faaideysan kara qofkii doorta inuu maalgashado

Need creative agency ?

Find the right type of creative if you want new brand idenity, functional website or Proven strategy to meet your marketing goals

Recommended Articles

Scroll to Top