Latest Insights to grow you business faster

Muhiimada Business Model

Written in :

Wali makaa dhaahhici la’dahay inaad ganacsigaaga kusoo biiriso qeyb online ah?
Macquul inaad fahamsaneyn sida ay isku caawin karaan business model da kala duwan ayna uga qeyb qaadan karaan kobacaada

Si aan isku fahamano aan ku bilowno waa maxay business model:
busiess model waa sida ganacsi uu dhaliyo lacagihiisa aad bay ukoobantahay aan tusaale sameysno
Amazon waa mid kamid companies ugu waaweyn ee internetka wuxuu ku bilowday buug iibin lkn ila arag shaxdaan oo ah report daqligii uu sameysay amazon 2023 iyo meelihii uu ka helay lacagihiisa

Amazon 2023 wuxuu sameeyay daqli gaaray 575B. Lacagahaas marka aan jajabino

  1. $231.87B waxay ka timid online store
  2. $20.03B waxay ka timid dukaamada sida caadiga loo tago ee amazon
  3. $140.05B waxay ka timid lacagaha laga qaado dadka website dhexdiisa wax ku dhex iibiyo
  4. $40.21B waxay ka imaaday adeegyada sida bilahaa uu ubixiya amazon sida video prime membership, student memship, iyo shipping
  5. $90.76B waxaa laga soo saaray Amazon web services oo ah adeeg internetka guduhiisa oo qofku wax ugu keedsan karo inkastuu balaaranyahy
  6. $46.9B waxay kasoo xarootay qeybta xayaysiimaha dadka amazon gudihiisa wax ku dhex xayaysiiso si ay ugu soo muuqdaan safafka hore ee webka

Waxay muujinaysaa shaxdaan in amazon ay isticmaasho wax ka badan 6 model haba ku kala badnaadaan xaga revenue ga

Hadaba Why amazon ay waxaan usameynee iyadoo heli karta inay ku ekaato hal qaab sida online store ka ookaliya sababta waa sii jiritsta ganacsi iyo in laga fikiraayo sida uu brandkaaga kumanaan sano kusii jiri lahaa amaba xitaa hadii midkamid ah models ka duugoobo uu shaqeyn waayo in uusan companygu baabinin ee uu sii shaqeyn karo

Hadii aad wax ka fahmatay sidee adigana business models kaaga ubalaarin kartaa waliba kuwa online ah aad ugu soo darsan kartaa

Tusaale hadii aad leedahay dukaan why aadan usameysaneynin qeyb u adeegta hab online ah

Hadii aad bixiso jumlo why aad kaliya ugu koobantahay magaaladaada adigoo gaarsiin kara meelkasta?

why why why? qasab maaha inaad hal model uun ku tiirsanaato hadii model kaa uu fariistana guud ahaanba uu istaagayo ganacsigaaga

Ka fikir ma jirtaa hab aan ganacsigeyga ula xiriirin karo internetka?
maaadama la joogo digital world in aysan jirin hal qaab oo aad uga faaideysato internetka waxay kugu noqon wax laga xishoodo

Muuqaalkena xiga i.a waxaan ku arki doonaa modelska kala duwan ee looga faaideysan karo ecommerce

Need creative agency ?

Find the right type of creative if you want new brand idenity, functional website or Proven strategy to meet your marketing goals

Recommended Articles

Scroll to Top